Kawaakib Ad-Duriya waa kitaab dhameystir iyo sharaxba u ah Ajruumiga oo ah kitaabka ay Soomaalidu wada taqaan oo ka hadla Naxwaha, waxaana kitaabkan duubay Sheeekh Shariif Dhawiil oo kamid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ku ah culuumta Luuqada.